DHAGEYSO:- Beesha Ujeejeen oo taageero Xoogan u muujisay Farmaajo, Hal Arrina ugu baaqday inuu wax ka qabto

0

Beesha Ujeejeen oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolka Hiiraan ayaa ka mid noqotay beelaha sida weyn u taageeray Guusha Madaxweyne Farmaajo.

Beesha Ujeejeen ayaa sidoo kale sheegtay in Madaxweyne Farmaajo ay ka sugayaan Cadaalad iyo dhex dhexaadnimo.

Ugaaska Beesha Ujeejeen Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin doorashada Madaxweyne Farmaajo.

Waxa uu u jeediyay dardaaran ku aadan xXaalada gobolka Hiiraan iyo sida loogu xadgudbo Beesha Ujeejeen

Hoos ka Dhageyso Codka:-