DHAGEYSO:- Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashadii Muqdisho ka dhacday iyo guusha Madaxweyne Farmaajo

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in doorashadaasi ay ahayd mid taariikhi ah oo uu sheegay in ay u dhacday sidii Cadaalada ahayd.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in lala shaqeeyo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-