DAAWO:- Xildhibaan Shaacir oo hal Arrin Darteed la ilmeynaya, Kuna dhawaaqayo Erayo Xamaasadeysan

0

Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Shaacir oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Farxad darted la ilmeeyay ka dib markii uu guuleystay Farmaajo.

Waxa uu sheegay in Wado Cusub oo hormar ay gashay Soomaaliya isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii uu u guuleysan lahaa Madaxweynaha Cusub oo ay doorteen.

Waxa uu sheegay in Farxad darted uu la ilmeynayo maadaama wax aysan fileyn ay dhaceen isla markaana la helo hogaan dadka Soomaaliyeed ay ku wada qanacsan yihiin.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-