Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya uu ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya taageerada shacabka Caabudwaaq Ee Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.