Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay caawa isugu soo baxeen wadooyinka faras magaalada ee magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan shucuurtooda ku aadan soo dhaweeynta Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.