Tacsi: Jaaliyada GalJubba Ee Dalka Denmark Oo Ka Tacsiyeenaya Geerida Janaraal Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco).

0

Jaaliyada Galguduud Iyo Jubbooyinka (GALJUBBA) ee dalka Denmark ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaana qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco) oo maanta ku geeriyooday magaalada Copenhagen ee dalka Denmark.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Janaraal Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco)., “Geeridu waa xaq, waxaana eebe uga baryaynaa in Marxuum Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco) uu Alle janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo, qoyskii, ehellada iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka tagayna, samir iyo iimaan uu eebe ka siiyo”

Allaha u naxariistee Janaraal Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco). ayaa horey waxa uu xilal kala duwan uga soo qabtay Dowladdi dhexe ee Soomaaliya.

Dr. Axmed Faarax Ducaale

1. G/Sare Cabdi Cali Nuur
2. G/Sare Maxamad Aadan Dhoore
3. Nuur Cabdulqaadir Ugaas
4. Axmad Maxamad Cismaan
5. Cabdulqaadir Geesaweyne
6. Saacid Cabdullaahi Aden
7. Cali Saddexle
8. Cabdi Maxamuud Xirsi
9. Maxamad Aadan Carab
10. G/Sare Maxamuud Cilmi Rooble

11. Muusse Cali Madaw
12. Said Isaxaaq Warfaa
13. Daahir Cismaan Kaynaan
14. C/llahi C/qaadir Cigaal
15. Xassan Hiire
16. Baashi Aden Diini
17. Jamaal Cabdi Dhoorre
18. Xusseen Xassan Muuse
19. Cabdi Xassan Nuur
20. Cabdi Aadan Ashkir

21. C/wahaab Xusseen Gudinle
22. Aadan Jaamac Ololaa
23. Cabdi Axmad Carab
24. C/casiis Xassan Dafar
25. Maxamuud Aadan Cali
26. C/salaan Maxamad Ashkir
27. Muqtaar Carab Maxamuud
28. Axmad Shire Cigaal
29. Cabdi Xassan Nuur
30. Saciid Cismaan Nuur

31. Mahad Caanogeel
32. C/qaadir C/salaan Cumar
33. Cali Diini Maxamed
34 Maxamed Xaashi Dalab
35. Salaad Guureeye
36. Maxamed Cabdullaahi Xaashi
37. Xasan Bare Qaasim
38. Axmed Cumar Sanweyne
39.Ibraahim Cumar Sanweyne
40.Ibraahim Salaad

50.Jaamac Shire Cigaal
51. Maxamuud Cismaan Ugaas
52. Maxamed Cabdullaahi Xaashi
53. Salaad Guureeye
54. Liibaan Xuseen Cali

55. Xabiibo Cali Gurxan
56. Nasro SH. Faarax
57. Saciido Xaashi Dalab
58. Xaawo Maxamad Shire
59. Deeqo Cali Caynab
60. Cureeji Maxamad Muqtaar
61. Foos Xussen Diirshe
62. Nuuro Cali Shirdoon
63. Xaawo Keyf Cabdikarin Muse
64. Cudbi Axmad Xaashi
65. Layla Dhooyo
66. Hodan Xasan Nuur

Iyo Dhamaan Intaan Magacyadooda La Xusin.

Jaaliyada Beesha Sade Ee Dalka Denmark