DHAGEYSO:- Shacabka Muqdisho oo soo dhaweeyay Guusha Madaxweyne Farmaajo

0

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Mudisho ayaa si diiran usoo dhaweeyay in Maxamed C/llaahi Farmaajo uu noqdo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Shacabka oo Xalay wacdaro ka dhigay Wadooyinka Waa weyn ee Muqdisho ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin guusha Madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codadka Shacabka:-