DAAWO:- Shacabka Muqdisho Oo Sheegay Inay Nolosha Ku Gubayaan Qofkii Ka Hor Yimaada Madaxweyne Farmaajo.

0

Tani markii lagu dhawaaqay in oo madaxweynaha cusub ee soomaaliya yahay Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyeed ee kusugan caasimada iyo gobolada iyo kuwa wadama kale kusugan bilaabayn dibadbaxyo lagu tageeraayo kuwaasi oo ilaa haatan socda.

Shacabka kunool caasimada ayaa siweyn usoo dhaweeyay waxaana udhigeyn dibadbaxyo waa weyn oo lagu tageeraao waxayna ubalan qaadayn in lashaqeynayaan ayna garab taaganyihiin.

 

 

HOOS KA DAAWO