Askar ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Farmaajo.
Waxa ay sheegeen in ay ku qanacsan yihiin guusha Madaxweyne Farmaajo.
Waxa ay sheegeen in ay ku dadaalayaan sidii Dalka ay ugu saari lahaayeen guud ahaan Dalka Al-Shabaab iyo sidii ay ula shaqeyn lahaayeen Madaxweynaha Cusub.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-