WAR DEG DEG:- Tirinta Codadka oo soo dhamaatay iyo Afar Musharrax oo soo gudubtay

0

Tirinta codadka wareegii koobaad ayaa soo dhamaatay iyadoo lagu dhawaaqayo natiijada rasmiga ah ee codadkii la tiriyay.

Musharax Xasan Sh ayaa helay codad ku dhow 88 halka uu kusoo xigo musharaxa kale ee Farmaajo oo helay codad gaaraya 772 cod.

Sh Shariif ayaa isna helay codad gaaraya 49 halka Cumar Cabdi Rashiid uu isna helay 37 cod.

Afartaas musharax ayaana usoo gudbaya wareega xiga oo goordhow ay bilaaban doonto codeynteeda

Gudiga ayaa ku dhawaaqi doona natiijada rasmiga ah goordhow

1- Xasan Sheekh Maxamuud 88-Cod

2: Maxamed C/llaahi farmaajo 72-cod

3-Shariif Sheekh Axmed 49-Cod

4-Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 37-cod

5-Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod

6-C/qaadir Cosoble Cali 25-cod

7-C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod

8-Saciid C/llaahi Deni 18-cod

9- Cali Xaaji Warsame 3-cod

10-Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod

11-C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod

12-Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod

13-Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod

14-Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod

15-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod

16-Maxamed Cali Ameeriko 0-cod

17-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod

18-Maxamed Axmed Jabarti 1-cod

19-Maxamed Cabdirisaq 0-cod

20-Bashiir Raage Shiiraar 0c

21-Axmed Maxamed Cabdi 0-cod