WAR DEG DEG:- Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo geeriyooday

0

Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi Cade ayaa ku geeriyooday magaalada Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta sida ay eheladiisa ay u xaqiijiyeen Warbaahinta

Cade Muuse ayaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Puntland ee sida wayn ugu soo adeegay Ummadda reer Puntland, waxaana maamulka iyo hawlwadeenada Puntlandi ay u dirayaan Marxuumka tacsi.