Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku dhowaaqay inuu is casilay kadib markii uu ogaadey in looga codbadin doono doorashada wareeggeeda Saddexaad oo uu la geli lahaa Farmaajo.
Xasan ayaa guul ku sheegay Doorashada dhacday, isaga oo sheegay inuu Tanaasulayo maadaama muddo uu talada dalka hayey, wuxuuna u hambalyeeyay Farmaajo.