Musharaxa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharmaarke ayaa haatan ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimadiisa.
Musharaxan ayaa sheegay inuu ka tanaasulay xilka madaxweynaha Soomaaliya maadaama uu ahaa shaqsigii afaraad.
CC oo soo noqday RW Soomaaliya ayaa helay 37 cod isagoo kusoo baxay kaalinta afaraad.
Iscasilitaanka Cumar Cabdi Rashiid ayaa ka dhigaya in sedex mushar ay isku soo hareen oo kala ah Xasan Sh, Farmaajo iyo Sh Shariif