TOOS U DHAGEYSO:- Shacabka Soomaaliyeed Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. February 8, 2017 0 Shacabka Soomaaliyeed ee ku kala sugan gudaha dalka iyo dibeddiisaba ayaa siyaabo kala duwan usoo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. HOOS KA DHAGEYSO http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2017/02/SOOMAALIYA.mp3