TOOS U DHAGEYSO:- Banaanbaxyo Waa Weyn Oo Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0

Banaanbaxyo aad u xoogan oo lagu taageeraayo madaxweynaha jamhuuriyadda soomaliya mudane maxamad c/llahi farmaajo.

Dibad-baxyo lagu taageeraayo madaxweynaha ayaa waxa ay hada ka socdaan dagmooyinka gobolka banaadir.

Banaanbaxayaal badan ayaa is qabsaday madaxtooyada ilaa isgooyska florance ee warta-nabada dadka ayaa ku qeylo dhaaminaya soo dhawoow farmaajo soo dhawoow farmaajo.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO