TOOS U DAAWO:- Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Oo U Duceeyay Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

0

Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya uu ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya taageerada shacabka waxaana iminka idiin soo bandhigeynaa iyadoo qaar kamid ah ciidamada Xooga Dalka Soomalaiya oo u duceenaya Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO