Ayadoo maanta doorashada madaxweynaha soomaaliya uu ku guuleystay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya taageerada shacabka iyo Ciidamada xooga dalka Soomaaliya.