WAR DEG DEG:- Sheekh Shariif oo Saxaafada Isugu yeeray & Go’aan Cusub oo la filayo inuu….

0

War deg deg ah oo haatan nasoo gaaraya ayaa sheegaya in musharax Sh Shariif Sh Axmed uu goordhow saxaafada ugu yeeray gurigiisa.

Sh Shariif ayaanan la ogeyn sababta uu saxaafada isugu yeeray, laakiin waxaa jira warar sheegaya inuu halkaas kaga dhawaaqi doono go’aan culus.

Arintan ayaa kusoo aadeysa iyadoo kulan xasaasi ah  uu sidoo kale haatan ka socdo Hoteelka SYL oo ay leeyihiin ku dhawaad 210 xildhibaan oo labada gole oo barlamaanka katirsan iyo musharax Xasan Sh Maxamuud.