329; Xildhibaan golaha shacabka iyo aqalka sare,24ka Musharrax Madaxweyne iyo 24 kooda kaaliye,Suxufiyiinta gudaha iyo dibadda oo ka kooban 80 xubnood,Goobjoogayaasha Caalamiga ah oo laga siiyay 80 xubnood.
Guddiga anshaaxa doorashada oo ka kooban 10 xubnood iyo saraakiisha amniga gudaha xarunta doorashada oo ka kooban 48 Qof.
Dadkaas waa ka qeybgalayaasha doorashada Madaxweynenimo ee Soomaaliya oo dhaceysa berry oo Arbaco ah.
Wadarta dadkaas waa 595 Qof,waxaana ay noqon doonaan dadka goobjoogga ka ah halka ay ka dhaceyso doorashada madaxtinimada Soomaaliya,waxaana hoolka oo qaada 600 oo Qof ka dhiman 5 qof oo kaliya.