TOP DHAGEYSO:- Wararkii ugu Dambeeyey Ololaha Doorashada iyo Muqdisho

0

Wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa xiranm waxaana aad loo adkeeyey amniga magaalada iyadoo saacado keliya ay ka hadhsan yihiin doorashada madaxweynenaha Soomaaliya.

Dhinbaca kale waxaa magaalada ka socda shirar u dhexeeya qaar ka mid ah musharrixiinta iyadoo qaar kalena ay ka hadheen tartanka, oo ay tanaasuleen.

Xildhibaanada baarlamanka ayaa iyaguna aad u mashquulsan oo marba musharax la kulmaya, ayada oo la isku dayayo in la kasbado codadkooda ka hor doorashada maalinta berri ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO