Magaalada Muqdisho ayaa waxa laga dareemayaa waxaa ka dhaqan galay Bandow kadib markii war kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir.
Murashax Madaxweyne C/llaahi Cali Axmed oo loo yaqaano Cadoow Cali Gees ayaa waxa uu warsaxaafadeed uu soo saaray ku beeniyey inuu tanaasulay.
Warar soo baxay maanta ayaa waxay sheegayeen in Cadoow Cali Gees uu tanaasulay Balse isaga uu sheegay inuu weli yahay Murashax islamarkaana rajo ka qaba inuu guuleysto.
HALKAAN KA DHAGEYSO