Waxaa axadii la soo gabagabeeyay dhageysiga hadal-jeedinta muarashixiinta madaxweynaha Somaliya.
23 Tartame ayaa ajendayaashooda u bandhigay 329-xildhibaan oo ka tirsan labad gole ee baarlamaanka.
Hadaba, Maxay khudbadahaasi uga duwanaayeen hadal-jeedinnadii baratamayaasha looga bartay?.
Kala xulashada murashixiinta xildhibaannadu ma ku saleynayaan bandhigga Ajendayaashooda?-mise waxaa jira go’aanno ay sii gaareen ?
HALKAAN KA DHAGEYSO