Doorashada Madaxweynaha oo Berri dhaceysa

0

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay berri ka dhacdo xarunta ciidanka Cirka ee Fisyooni, waxaana si weyn Saaka loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho.

Soomaaliya ayaa Arbacadda waxa ay u tahay maalin taariikh ah oo ay yeelan doonto Madaxweynaha Afarta Sano ee socota dalka hoggaamin doona.

Musharaxiin gaaraya 23 Musharax ay midkaste waxaa uu rabaa in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.