AKHRISO:- Intaan musharax midkood ayaa noqon doono Madaxweyne

0

Waa Magacyada Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Berri midkood uu noqon doono Madaxweyne.

Xasan Sheekh Maxamuud

Cumar Cabdirashiid Sharmaarke

Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Maxamuud Maxamed Culusow

Cabdiqaadir Cali Cosoble

Maxamuud Axmed Tarsan

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Jibril Ibraahim Cabdulle

Cabdiraxmaan Maxamed Faroole

Bashiir Raagge Shiiraar

Cabdinaasir Maxamed Cabdulle

Cali Xaaji Warsame

Maxamed Cali Ameeriko

Siciid Ciise Maxamuud

Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi

Cabdullaahi Cali Gees

Xaaji Maxamed Yaasiin

Axmed Maxamed Cabdi

Zakariye Maxamed Xaaji

Maxamed Cali Jabarti

Maxamed Cabdirisaaq

Saciid Cabdullaahi Dani