Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ogolaaday inuu la kulmo bisha May hogaamiyaasha gaashanbuurta NATO.
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa shegay in horey ay taxadar uga muujinayeen in Trump oo diido la kulanka hogaamiyaasha NATO.
Waxa uu intii olalaha uu ku jiray uu sheegay in lacago canshur ah laga qaadayo hogaamiyaasha NATO.