TOP DHAGEYSO:- Xukuno ka dhacay Gaalkacyo iyo Warar dheeraad oo la helaayo

0

Ciidamada amniga Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo ayaa xalay gudaha u galay guri kuyaala magaalada Gaalkacyo oo ay ku aruursanayeen kooxo dhalinyaro oo isugu jiray rag iyo dumar kuwaas oo sameynayay falal anshax xumo ah.

Dhalinyaradaani ayaa maxkamad la horkeenay waxaana lagu ridey xukun saddex bilood oo xabsi ah iyadoona loo samayn doono dhaqan celin mudada ay xabsiga kujiraan.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Audio Player