TOOS U DHAGEYSO:- Shacabka Muqdisho oo siyaabo kale uga hadley Bandawga lagu soo rogay Magaalada Muqdisho

0

Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Bandawga lagu soo rogay Magaalada Muqdisho,kaas oo Bilaaban doona Maqribkii.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho Wadooyinkeeda la xiri doono Maalmaha kala ah Talaadada iyo Arbacada Sababo la xariira Doorashada.

HALKAAN KA DHAGEYSO