DAAWO Sawirro hordhac ah xarunta lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha

0

Diyaargarow iyo dib u habeyn ayaa ka socota Xarunta lagu wadaa in lagu qabto doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Doorashada Madaxweynaha ayaa 08-02-2017 waxay ka dhacaysaa  xarunta ciidanka cirka ee Afisyooni.