Nabadoon Maxamud Cali Gacal ayaa wuxuu ka warbixiyey Dhibaato Badan oo loo gaystay, Taasi oo uu kala Kulmay Ciidamada Itoobiya, Wuxuuna sheegay inay kusoo wada duuleen Dowlada Xasan sheekh iyo Ciidamada Itoobiya iyadoo loola dhaqmay Si Naxariis daran.
‘Indhahaa la’iga xiray, gacmahaa la’iga xiray”Jirdil badanaa la’igu sameeyay. Ciqaabaad badanaa la’igu sameeyay”waa Maxamud Cali Gacal, nabadoon ku nool degmada Galcad oo ay dhib u gaysteen ciidamada Itoobiya ee ku sugan Qaybo kamid ah Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO