AKHRISO:- Jadwalka Dooda Musharixiinta Lagu qabanaayo February 6, 2017 0 Dood kulul ayaa lagu wadaa in ay maanta dhexmarto Musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ,tirada Musharaxiinta ayaa gaaraysa 23 Musharax. Musharaxiinta ayaa lagu wadaa doodwadaaga in loo kala qabto Gelinka hore iyo Gelinka Dambe.