WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Degmada Afgooye

0

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax xoogan uu  halkaa ka dhacay.

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Boosteejada Baabuurta Aada Deegaanka tooratoorow waxaana halkaasi fariisn ku leh ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlada Federaalka.

Qaraxa ayaa ahaa Bamgacmeed lagu tuuray Ciidamada inkastoo aan weli la’ogeyn khasaaraha Askarta Bamka lagu weeraray ka soo gaaray.