TOOS U DAAWO:- Khudbad jeedinta Musharaxiinta oo socota

0

Waxaa goor dhow xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga Saddexaad Khudbadaha ay jeedinayaan ilaa 8 Musharax oo ka mid ah 24-ka Musharax ee u taagan qabahsada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Xarunta Golaha shacabka waxaa ku sugan 8-da Musharax ee maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti ku siman 30-daqiiqo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo ku xigeenadiis ayaa ku sugan xarunta ay socoto khudbad jeedinta, si ay ula socdaan Musharaxiinta iyo hadal jeedintooda.

Musharaxiinta khudbadaha jeedinaya ayaa waxa ay kala yihiin:-

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed C/risaaq

8.Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

HALKAAN KA DAAWO KHUDBADAHA MUSHARAXINTA:-

HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA J.F.S MALINTII 3AAD

HADALJEEDINTA MUSHARRAXIINTA MADAXWEYNAHA J.F.S MALINTII 3AAD

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i 5. februar 2017