TOOS U DHAGEYSO:- Sheekh Maxamed Idiris Oo Xildhibaanada Ka Habaaray In Lacag Ay Ku Doortaan Madaxweynaha Cusub.

0

Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada waa weyn ayaa kahadlay doorashada lagu wado in dhawaan kadhacdo magaalada muqdisho waxaana oo sheegay in xildhibaanada looga baahanyahay in iibsan codkooda.

Sheekha ayaa sheegay in aduun iyo aakhiro la weeydiin doono xildhibaanada shaqsiga ay siiyeen iyo qaabka ku bixiyeen waxaana oo sheegay in arintaasi oo ka habaaray in laaluush qaataan.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media