TOOS U DAAWO:- Odayaal Iyo Waxgarad Soomaaliyeed Oo Digniin Culus U Diray Itoobiya Iyo Baaq Xildhibaanada.

0

Odayaal Iyo Waxgarad Soomaaliyeed Oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Digniin Culus U Direen dalka Itoobiya, waxayna sidoo kale baaq u direen Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO