Roobab lagu Diirsaday islamarkaana Biyo dhigay Meelaha Qaar ayaa ka da’ay Bariga Maamulka Somaliland gaar ahaan Gobolka Sanaag.
Roobka ayaa meelaha uu ka da’ay waxaa kamid ah Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag iyo Deegaanno dhowr ah oo u dhow Dhow.
bariga Somaliland ayaa ah halka ugu daran ee Abaartu ay ku dhufatay,waxaana Abaarta Somaliland ku Dhufatay ay Sababtay in dib loo dhigo Doorashadii Maamulka Somaliland oo la filayay in Bisha soo socota la qabto.