Dowladda oo Arrin Naxdin leh ka sameysay Xaafadaha Muqdisho

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahanba wadday waddo xorasho ayaa arrin dad badan ka yaabisey waxay ka sameeyeen waddoyinka magaalada Muqdisho.

Saakay waxay shacabka ku dhaqan Muqdisho kusoo baraarugeen iyadoo dhammaan waddooyinka magaalada lagu xiray dhagxaan badan, islaamrkaana aysan jirin meel la mari karo.

Waddo walbo oo ka baxda Wadnaha, islamarkaana aaddan dhanka Makka Al-mukarrama waxaa lagu jaray dhagxaanta ay difaacayada ka dhigato Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dadku waxay kasii walaaceen haddii dadka deggan meelaha dhagxaanta lagu jaray ay xaalad adag soo wajahdo halka la marsiin lahaa dadkaasi maadaama waddooyinka la xiray.