DHAGEYSO:- Walaaca ay muujinayaan Soomaalida Mareykanka ku nool oo sii kordheysa

0

Waxaa sii kordhaya Walaac ay muujinaya Soomaalida ku nool Dalka Mareynka iyo saameynta uu reebay go’aanka Madaxweynaha Dalka Mareykanka.

Waxaa sidoo kale sii kordhaya Cabsida ay qabaan dadka Soomaaliyeed iyo sida uu u saameyay go’aanka Madaxweyne Donald Trump.

Waxa ay sheegeen in ay dareemayaan wal wal joogta ah maadaama weli uusan Madaxweynaha Mareykanka go’aankiisa.

Waxa ay sheegeen in aysan jirin meel ay aadaan oo ka wanaagsan Dalka ay joogaan ee Mareykanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-