Musharax Madaxweyne Axmed Maxamed Cabdi oo ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee Dalka ayaa ka hadlay abaaraha ka jira Dalka.
Waxa uu sidoo kale ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka iyo doorashada Soomaaliya.
Musharax Madaxweyne Axmed Maxamed Cabdi ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in Dalka uu u baahan yahay Isbadal hogaamineed uu ka dhaco.
Hoos ka Dhageyso Codka:-