DHAGEYSO:- Wasiir Nuux “ Warbaahinta ayaa Warar qaldan iga faafisay Aniga Jowhar dagaal kama bilaabin, Mana doonayo inan ka shaqeeyo Xumaan”..

0

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumada Waqtigeeda Idlaaday Maxamed C/llaahi Xasan Nuux oo Maanta ku Guuleystay Kursigii Beesha Jiidle ee Muranka Xoogan ka taagnaa.

Waxa uu ka warbixiyay dhibaatooyinkii uu kala soo kulmay Kursigaan iyo Marxaladihii u soo maray.

Waxa uu eedeyn u jeediyay Warbaahinta oo uu sheegay in Warar been abuur ah ay ka faafiyeen.

Hoos ka Dhageso Shirka Jaraa id ee Wasiirka:-