Kulan ay isugu yimaadeen magaalada Cadaado Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka reer Dalal ayaa waxa ay eedeeyn kulul u jeediyay maamulka Galmudug.
Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradkan ayaa waxa ay madaxda Galmudug ku eedeeyeen in doonayaan in ay musuq maasuqaan galiyaan ergooyinkooda iyo kursiga ay iyagu xaqa u lahaayeen.