Gudoomiye Ku xigeenka Dhanka Siyaasadda iyo Amniga Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Al-Qaadi ayaa waxa isaga oo u waramayay Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa uu sheegay inay nasiib daro tahay dagaalada ka dhacay magaalada Caabudwaaq islamarkaana waxa uu Baaq Nabaddeed u diray Bulshada ku dhaqan magaalada Caabudwaaq.