Cumar Cabdi Tahliil oo kamid ah Hormuudka Jaamaca Galguduud ayaa waxa isaga oo u waramayay Warbaahinta Allgalgaduud Media uu Baaq Nabaddeed u diray Bulshada ku dhaqan magaalada Caabudwaaq.