Xiisadaha ka Oogan oo markii horeba la sheegay in ay ka bilaawdeen Dhismaha Maxjar lagu koontoroolo xoolaha ka yimaada Koonfurta Somalia ayaa waxaa Hadda la dareemayaa in saamayn badan xoolaladayda ay ka soo gaartay Cakirnaanta wali ka taagan Magaalada Gaalkacyo.
Halkaan Hoose ka dhagayso Warbixin xiiso Badan: