TOOS U DHAGEYSO:- Gudiga Wada Xaajoodka Puntland "Nimaan U Dhalan Gaalkacyo La Xaajoon Meeyno, Wiilashan Mareexaan Ee Lasoo Kireystayna Eed Nagama Galin Karaan Walaalaheen Mareexaan".

0

Guddiga Puntland u magacowday wada xaajoodka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay cida ay wada xaajoodka kal galayaan arrimaha Gaalkacyo inay noqoto beesha Sacad ee Habargidir, balse aysan diyaar u ahayn inay horfariistaan cid aan magaalada Gaalkacyo mansab ku lahayn.

Wiilashan Mareexaan ee lasoo kireystay waxaan u sheegaynaa inaysan eed naga galineyn walaalaheen Mareexaan.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah gudi nabadoono oo ka kooban 26 xubnood oo dhawaan loo magacaabey matalaada wadahadalada nabadeed ee gobolka mudug aya faahfaahin ka bixinyey gudi ahaan waxa qorshahoodu yahay iyo sida ay la tahay in lagu saleeyo wadahadalada.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO