TOOS U DHAGEYSO:-Baaqyada laga dirayo Xiisadaha ka Oogan Waqooyiga Galgaduud iyo Magaalada Gaalkacyo oo sii kordhaya.

0

Tan iyo Wixii ka dambeeyay markii ay soo baxeen Xiisadaha Colaadeed ee ka Curta Gobollada Dhexe Gaar ahaan Caabudwaaq iyo Gaalkacyo waxaa isa soo tarayay Baaqyada Nabadeed ee laga dirayo Xalinta Xiisadahaasi.

Qaar kamid ah Shacabka Somaliyea oo ku kala nool Deegaano kala duwan oo Dalka ah ayaa la soo xiriiray Allgalgaduud Media waxayna Codkooda ku kordhiyeen Baaqyada Nabadeed ee laga dirayo Xiisadahaasi.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO