DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Gudoomiyaha Degmada Xeraale oo aanu ka waraysanay Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Yoocaale.

0

Gudoomiyaha Degmada Xeraale ee Gobolka Gagaduud Bashiir Daahir Dhagabadan oo Waraysi gaar ah siiyay Allgalgaduud Media ayaa ka hadlay Dagaalkii Maalin ka Hor ka dhacay Deegaanka Yoocaale oo udhaxeeya Xeraale iyo Caabudwaaq.

Gudoomiye Dhagabadan ayaa sheegay in Dagaalka uu ahaa Mid lagu soo qaaday Beesha ku abtirsada Xeraale balse ay is difaaceen, isagoona tilmaamay in hadda ay ku hanwayn yihiin Xalinta Xiisadaasi.

Gudoomiyaha Ayaa uwaramay Xafiiska Allgalgaduud Media ee Gobollada Dhexe.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO