Qaar ka mid ah Waxgaradka Beelaha Bah Hawiye ee reer Diini oo ka mid ah Beelaha Daga Deegaano katirsan Waqooyiga Galgaduud ayaa waxay sheegeen in ay Kalsoonidii kala Laabteen Maamulka Galmudug iyagoo ku sugan magaalada Cadaado.
Waxgaradkaan oo lasoo xiriiray Xadiiska Allgalgaduud Media ee Magaalada Caabudwaaq ayaa waxay sharaxayaan sababaha ay Go’aankaan ka bixida Galmudug ay u qaateen.
HOOS KA DHAGEYSO
Magacyada Odayaasha Go’aankaan ka hadlay:_
Cabdullahi Maxamed Cali Kulan (Shirwad)
Cismaan Maxamed Cigaale
Cabdi Tahliil Khalaf
Rujaal Axmed Maxamed
C/risaaq C/qaadir Xasan (Digtoor)
C/rashiid Maxamed Muuse