Waxaa isa soo taraya baaqyada loo dirayo dhinacyada ku dagaalamay magaalada Caabudwaaq.
Gudoomiyaha Degmada Dhabad Aadan Cabdulle Galaal (Aadan Gebi) ayaa waxa uu u digay ciidamada Galmudug ee ku sugan magaalada sidoo kalena waxa uu baaq u diray dadka Reer Caabudwaaq iyo Qurbajoogtooda.