TOOS U DHAGEYSO:- Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo ka warbixiyay Halka ay marayso Qaban qaabada Doorashada Aqalka Hoose.

0

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay Magaalada Kismaayo ka bilaaban doonto doorashada aqalka Hoose ee Baarlamaanka.

Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay in la adkeeyay amaanka guud ee Magaalada Kismaayo iyo goobaha kale ay ka dhacayaan doorashada Aqalka Hooose.

Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland Maxamuud Xasan Cali ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen qabsoomida doorashada Aqalka Hoose e Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-