DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Oo Sheegay Inay Dib U Laabanayaan Ciidamadii Qaybta 21-aad Ee Dhawaan Soo Gaaray Magaalada Caabudwaaq. Iyo Baaq

0

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar oo wareeysi gaar ah siiyay Wariyaha Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa uu sheegay in ciidamada qaybta 21-aad ee dhawaan soo gaaray magaalada Caabudwaaq inay dib uga baxayaan kuna laaban doonaan fariisimihi ay kasoo kicitimeen.

Mahad Cumar ayaa waxa uu sheegay in ciidamada ay dib uga baxayaan magaalada Caabudwaaq isagoo sheegay in maslaxada iyo danta dadka deegaanka iyaga laga doonayo ee aan awood ciidan loo adeegsanayn.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya